Burconews.net
Somaliland: Xukuumadda oo ka Hadashay Dil ka dhacay Ceel-afweyn & Amarro la Faray Ciidanka Millateriga
November 5, 2018 - Written by Admin

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan, ayaa waxa uu ka Hadley hal qof oo habeenkii xalay ahayd lagu dilay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag.

Dhinaca kale waxaa uu Wasiirku tacsi u diray eheladii marxuumka isagoona ciidamada qaranka Somaliland ku amray inay soo qabtaan gacan ku dhiiglihii dilka gaystay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

 

xigasho aftahnnews.com

COMMENTS
Latest News