Burconews.net
HADDII SHACABKA SOMALILAND CADAALAD HELI WAAYO WAXAY TEGEYAAN SOMALIA”AQOONYAHAN ABDI ALI DAAKIR”
October 24, 2018 - Written by Admin

Aqoonyaha Abdi Ali Daakir oo  warbaahinta la hadlaayey ayaa ka hadlay  xaalada guud ee uu dalku maraayo isagoo  madaxwayne muuse biixi  Abdi u soo jeediyey eedo badan

geesta kale waxa uu wax   laga xumaado ku tlmaamay in  madaxwayne muuse biixi uu yidhaahdo madaxtooyada somaliland ayaan u rarayaa  xaafada aanu degenahay

COMMENTS
Latest News