Burconews.net
MADAXWAYNAHA WAXAANU ISKU HAYNAA WAA DIINTA ISLAAMKA “JAAMACA SHABEEL”
October 1, 2018 - Written by Admin

Burconews_gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiya ayaa sheegay in  warqada ku qoran  af xabashi aanay xilka iga qaaday  isagoo sheegay in ay madax waynaha isku hayaan xeerka kufsiga oo diinta silaamka  lid ku ah ayaanu isku haynaa e maaha waxaanu isku haynaa  wax kale.

COMMENTS
Latest News