maqaalo | Burconews
29 C
Hargeysa, SO
Wednesday, June 20, 2018

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Masar oo is-weydaarsaday hambalyada Ciidda

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Masar CabifataaxSiciid Alsiisi, ayaa ugu hambalyeyay shacabka iyo hoggaanka dalkaas maalmaha barakeysan ee...

Maxaa ka mid ahaa heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya (Itoobiya oo maalgashaneysa Afar Dekadood)

Kaddib safar qaatay saacado oo uu maanta ku yimid magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxaa kulan albaabada u xirnaa ay wada...

Madaxweyne Farmaajo oo saaka kula tukaday salaada ciid kumanaan ruux Masjidka Isbahaysiga

Muqdisho(burconews.net)_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka Salaadda Ciidda kula tukaday kumannaan qof Masjidka Isbahaysiga Islaamka ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in...

Magaalada Bosaso oo si weyn looga ciiday (Sawiro)

Burconewsnews.net_Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa si weyn looga dabaal degay munaasabadda ciidul fidriga oo maanta ku beegan. Kadib marii saakay uu beryay waaga, isla markaana...

Isbarbar-dhig: Riyaale & Siilaanyo Oo Wasiirro Wacna Madaxweyne Biixi

Burconews.net_Isbarbar-dhig: Riyaale & Siilaanyo Oo Wasiirro Wacna Madaxweyne Biixi Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu talada qaranka Somaliland hayaa muddo ah 182 maalmood, oo si kale...

Degdeg Mudaharaad gilgilay magalada laascaanood iyo waxa uu daaran yahay?

wararka nagasoo gaadhaaya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxa ka dhacay Mudaharaad, kaas oo ka danbeeyay ka dib markii ciidamada qaranka somaliland...

Warar naga soo gaadhaaya deegaanada tuka raq ayaa sheegaaya in ay soo...

Burconews.net_Wararka ka imanaaya deegaanka Tukaraq ee muddooyinkii dambe dagaalku ku dhex-maraayey dawladda Somaliland iyo Maleeshiyaadka Maamul-goballeedka ah ee Puntland, ayaa la soo sheegayaa in...

DAWLADA BRITIN AYAA KA DIGTAY TEGEIDA HARGEISA IYO BERBERA

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka ee Ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda kula talisay in aanay u socdaalin Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland marka laga...

Dawlada Maraykanka oo shuruud adag ku xidhay qaadidda cunaqabataynta Kuuriyada Waqooyi

Burconews.net_Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Mike Pompeo ayaa sheegay in cunaqabateynta saaran Kuuriyada Waqooyi aan lagaqaadi doonin ilaa iyo inta ay ka burburinayso hubka...

odayaasha iyo waxgaradka gobolka awdal ayaa madaxwaynaa somaliland ku taageeray dagaala tuka raq dhanka...

odayaasha iyo waxgaradka gobolka awdal ayaa madaxwaynaa somaliland ku taageeray dagaala tuka raq dhanka kala digniin u diray maamul goboleedka putland kuwaas oo  madaxwaynaha...

Recent Posts