burco news tv | Burconews
29 C
Hargeysa, SO
Wednesday, June 20, 2018

Ciidammada Booliska Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Qaar Ka Mid Ah Ganacstada Magaalada...

Ciidammada booliska gobolka Togdheer ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ganacstada magaalada Burco gaar ahaa mulkiileyaasha makhaayadaha lagu iibiya cunto Soomaalida. Sababta lagu xidh-xidhay...

gudoomiyaha xisbiga mucaaridkaa ee wadani oo si heer saraa loogu soo dhaweeyey dalka...

Burconews.net_Gudoomiyaha xisbiga mucaaridkaa ee wadani dr abdiraxman maxamed abdilahi ciro ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweyey dalka jarmalka https://youtu.be/HFSlLZEc5ek

waa sidee xaalka guud ee deegaanka salaxley ee shalay duufaanadu ay ku dhufteen

Burconews.net_deegaanka salaxley oo maalinkii shalay ay dabaylo ku dhufteen ayaa xaalkiisu maanta degan yahay . https://www.youtube.com/watch?v=xccczJeaO1c

Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda deegaanka baydhabo ayaa baaq udiray ...

Burconews.net_Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda deegaanka baydhabo ayaa baaq udiray somaliland iyo putland https://www.youtube.com/watch?v=Uf-5uX4Acsk

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Masar oo is-weydaarsaday hambalyada Ciidda

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Masar CabifataaxSiciid Alsiisi, ayaa ugu hambalyeyay shacabka iyo hoggaanka dalkaas maalmaha barakeysan ee...

Ciidanka ku biiray putland waa kuwii adhiga raaci jiray ee tababarka qaadan kari...

Burconews.net gudoomiyaha  somaliland ee  gobolka xaysimo    ayaa maanta mar uu lahadlaayey warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in aaney jirin ciidan ka tirsan  ciidanka...

Degdeg Daawo tirada ciidanka somaliland ee ka goostay kuna biiray putland

Burconews.net_Ciidammada booliska degmada Taleex ee gobolka Sool 0o  sheegay inay u goosteen maamul gobolleedka Puntland Islamarkaasina Ay Ka Baxeen Somaliland. Wasiir ku-xigeenka wasaadda caafimaadka maamulka...

DEGDEG DAAWO:WASIIR SHEEGAY IN DHULBAHANTE LAGU QASBAYN SOMALILAND

Wasiirkii hore wasaaradda cadaalada xukuumaddii madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Axmed Cali (Casoowe) ayaa sheegay in aan ka beel ahaan lagu khasbin Somalilandnimad ee sidii...

Deg Deg daawo: odayaasha iyo waxgaradka deegaanka gaaroodi ayaa si adag uga hadlay...

Burconews.net_Deg Deg daawo: odayaasha iyo waxgaradka deegaanka gaaroodi ayaa si adag uga hadlay dagaalka ceel afwayn https://www.youtube.com/watch?v=TWKPd_bbQps

Degdeg Daawo Taliyaha ciidanka police somaliland oo soo kormeeray suuqyada magalada hargeisa

Burconews.net_taliyaha ciidanka police somaliland  sareeye gaas fadal iimaan  ayaa habeenkii xalay soo kormeeray suuqayada magalada hargeisa  isagoo bulshada reer hargeisa ugu baaqay in ay...

Recent Posts