Burconews.net
HARGEYSA: Dhacdo Uguba+Reer Badrool Lagu Rusheeyay Oo La Gubay & Khasaraaha Ka Dhashay Dhimasho & Dhaawac
October 6, 2018 - Written by Admin

Burconews.Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle sarre Faysal Xiis ayaa sheegay in xalayto reer dagan koorfurta magaalada hargaysa oo xoolo dhaqato ah lagu sameeyay gubitaan baatrool oo dhan shan jirikaan halka rasaas noolna loo isticmaalay,

Gaashaanle sarre Faysal Xiis oo arrintan ka hadlaya ayaa yidhi:- “baadhista ka hor dhicimayno balse xogta na soo gaadhay illaa imika ayaa sheegaysa in kiiskaasi la xidhiidhay muran dhul” siddaasi waxaa yidhi Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

COMMENTS
Latest News