Burconews.net
DAAWO: “Kornayl Caarre Afar Bilood Ayuu Dhex-joogay Somaliland Oo Uu Haystay Ciidamo Gaar Ah, Markii La Yidhi Aanu Ku Darno Nabadayntii Ceel-afweyn Waxa Diiday Muuse Biixi
October 6, 2018 - Written by Admin

Burconews_Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin Dheeg oo ka tirsan Xildhibaanada Aqalka Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka warramay xoggo badan oo qarsoon oo ku saabsan jabhadda kornayl iyo kulamo ay xubnaha golaha guurtida ee beesha Garxajis la yeesheen oo ku dhammaaday natiijo la’aan, Halkan hoose ka DAAWO

bariga afrika

COMMENTS
Latest News