Burconews.net
Dugsigaa Caalami ayaa waxa uu ardayda ku jaha warerinyaa Shahado aanay cidii Aqoon sanayn
October 5, 2018 - Written by burconews 1

Dugsiyaa lamagac baxay Calami ayaa ardayda wax kabarata waxa ku dhacay jah wareer ayagoo ardaydaa lasiinayo shahado aan laa aqoon sanayniin  dugsiga ayaa waxa uu dhigaa aqoon aan tayaysanayn

Mamulka dugsigaasi Cabdiraxmaan seed ayaa waxa uu goor kaste kafikiraa sidaa uu ardayda lacagta ugaa guran laha tiiyo marakay bishu dhaammato ardayda loo istaago kadiinka Taas oo laga Rabo lacagta ardayda danyartaa waxa uu mamulkasii uu cadaystay inuu ku yidhaa ii dhafa schoolka

Dugsigani ayaa bilkaste waxa uu kordhiyaa lacagta bisha ardayda laga Qaado Geesta kale dadka ay ardaydo dhigaato Dugsigaasii ayaa markay arkeen inanu aqoon lahayn oo ay meeshu Noqotay xaruun looso Ganacsii tago ayay ardaydoodii kalabexen halka intii kahadhayna ay siii dareraysooo

Hadaba xaflad dugsigaasi laguu Qabtay malintii shalaytoo ayay dadkii kasoo  Qaybgalay waxay ku yidhahdeen mamulka dugsigasii waxan ardayda sinayayna xiisado bilaash ah Taasii oo keentay kadiib markii dugsiga laga dareray ay isyidhaahdeen dadka kusoo jiitaa ariinkani ayaa ah mid aan sal iyo Raatona lahay

 

Daawo hadaba beeenta dadka laga dhadhicinay

COMMENTS
Latest News