Burconews.net
Wasarada waxbarashada oo ku gul daray stay qorshaha wax barasho ee dalka
September 19, 2018 - Written by Admin

Wasarada waxbarashada iyo sayniska somalilan ayaa guud ahaan majara hababisay xeerki waxbarshada dalka Guud ahaan waxa hoos udhac uu ku yimii waxbaradshii dugsiyada dawlada Taaso oo Aqoon ahaan tayo ahaan ay hoosayso sanadkani imtaxanadki shadiga ahaa ee laqaday ayaa waxa laga daremayay in ay wali hoos usiisocoto waxbarshdii dawliga waxa ugu waacan inay dugsiyda dawladu hoos udhacan waxa jira waxa dhiga macalimin aan tayo ahaan dhisnayn macalimintu mahelaan mushahar kufilan mahelaan tobabar taasi waxa ay keentay inay hoos kudhac ku yimado waxbarashii dalka

 

COMMENTS
Latest News