Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga UCID Oo Laga Caydhiyay Jaamacadda Camuud + Maamulka Jaaamacadda Oo Ka Hadlay Sababta Loo Eryay

0
207

Burconews.net_Cabdinaasir Maxamuud Xasan ayaa gabi ahaanba waa laga eryay Jaamacadda Camuud ee ku taalla magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, Cabdinaasir ayaa wuxuu ahaa sannadka labaad ee kuliyada shareecada.

Cabdinaasir Maxamuud Xasan ayaa ahaa guddoomiye ku-xigeenka xisbigga mucaaridka ah ee UCID.

Qoraal ay soo saareen madaxda sare ee Jaamacadda Camuud ayaa waxa lagu sheegay in Cabdinaasir Maxamuud Xasan laga eryay Jaamacadda Camuud ka dib markii uu warbaahinta ka caayay madaxda Jaamacadda.

Halkan hoose ka akhriso:

Image may contain: text

No automatic alt text available.

xigasho bariga africa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here