Maamul goboleedka putlabd oo bixiyey amar hawada lagaga saaraayo telefishnaka qaranka somaliland

0
198

Burconews.net_Wasaaradda Warfaafinta ee maamul gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u amartay in hawadeeda laga xanibo Telefishinka qaranka Somaliland.

Qoraalka laguma faah-faahin arrimaha keenay in shirkadda DSAT amarkaan la siiyo, balse waxaa lagu soo koobay, sababa jira awgood, in TV-ga Somaliland looga saarayo Sanduuqa kannaalada ee DSAT,waxaana go’aankan saamaynaya keliya ah dadweynaha ku nool degaannada Puntland oo aan hadda wixii ka dambeeya fursad u heli doonin daawashada TV-ga qaranka Somaliland.

Halkan hoose ka akhriso

No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here