wasaarada warfaafinta somaliland oo raali gelin ka bixisay xayiraadii ay hore u saartay Somnewstv

0
110

Burconews.net_wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta somaliland ayaa maanta warsaxaafadeed uu soosaaray  ayaa sheegey in guud ahaanba xayiraadii laga qaaday tvga somnews oo 29 may 2018  ay xayiraad saartay wasaarada farfaafinta somaliland  iyaoo cadeeyey in guud ahaanba aanu  tvgaas aanu lahayn   wax danbiya lakana raali gelinaayo No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here