Degdeg Daawo tirada ciidanka somaliland ee ka goostay kuna biiray putland

0
395

Burconews.net_Ciidammada booliska degmada Taleex ee gobolka Sool 0o  sheegay inay u goosteen maamul gobolleedka Puntland Islamarkaasina Ay Ka Baxeen Somaliland.

Wasiir ku-xigeenka wasaadda caafimaadka maamulka Puntland ayaa soo dhawayn u sameeyay ciidammadaasi Ku Biiray Maamulka Putland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here