Dedeg Daawo garaad jaamac garaad ismacil iyo caaqal ahmed cabdi gaas oo kamida odayaasha beesha jamac siyaad ayaa maanta heshiis gaadhay

0
267

Burconews.net_Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale garaadka guud ee beesha Jaamac Siyaad iyo Caaqilka guud ee beeshaas Caaqil Axmed Cabdi Gaas (Hoolif) oo warbaahinta shir jaraa’id si wada jir ah ugu qabtay magaalada Laascaanood ayaa ku dhawaaqay. in guud ahaanba ay  heshiis yihiin  oo ay been abuurtahay hadalka ka soo yeedhaaya  dada wada been abuurka ah kaas oo ay  sheegeen in ay yihiin  dad heshiisa oo wada shaqeeya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here