Ciidanka ku biiray putland waa kuwii adhiga raaci jiray ee tababarka qaadan kari waayey

0
523

Burconews.net gudoomiyaha  somaliland ee  gobolka xaysimo    ayaa maanta mar uu lahadlaayey warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in aaney jirin ciidan ka tirsan  ciidanka somaliland oo goostay kuwaas oo ku biiray ciidanka maamul goboleedka  putland  gudoomiyaha  taleex  ayaa sheegey in ay ciidanka la sheegey in ay  ku biireen kuwa maamul pgobleedka somaliyeed ee putland ay yihiin  kuwii laga reebay  ciidanka somaliland kuwaas oo qaadan waayey tababarkii isagoo ku sheegay in ay yihiin  kuwo   adhiga ku raaci jiray miyiga

gudoomiyaha  ayaa bulshada reer taleex u sooo jeediyey in aaney  kolba meel u yaacin ee ay ku kalsoonaadaan dawladoo wax u qabaneysa  isagoo sheegay in guud ahaan intii ay somaliland ka talineysay ay  dhistay xarumihii dawlada guud ahaan kuwo kalana hada hawshooda lagu jiro kuwaas oo  kujira miinaasnida dawlada .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here