Degdeg Daawo Taliyaha ciidanka police somaliland oo soo kormeeray suuqyada magalada hargeisa

0
206

Burconews.net_taliyaha ciidanka police somaliland  sareeye gaas fadal iimaan  ayaa habeenkii xalay soo kormeeray suuqayada magalada hargeisa  isagoo bulshada reer hargeisa ugu baaqay in ay la shaqeeyaan  ciidanka somaliland si amnigooda loo adkeeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here