Nin Soomaali Ah Oo Markii Ugu Horreysay Ku Guuleystay Doorasho Ka Dhacday Dalka Canada

0
17

Doorasho shalay ka dhacday gobolka Ontario ee Canada waxaana markii ugu horreysay xildhibaan heer gobolka ah ku guuleystay Faysal Xasan oo ka sharraxnaa xaafadda York-South Weston ee magaalada Toronto, Halkan hoose ka DAAWO warbixin xiiso badan laga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here