DEG DEG DAAWO:- PUTLAND OO SHURUUD ADAG KU XIDHAY IN WADA HADAL DHEXMARO SOMALILAND IYO QODOBKA AY CUSKATAY OO LAF-DHUUNGASHAY AH.

0
137

Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Putland Mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar Cabdilahi “Camay” ayaa shuruud adag ku xidhay in wax wadda hadal ahi dhex maro Somaliland iyo Putland ka hor inta Ciidanka Somaliand ku sugan yihiin Gambadha iyo laasa-caanood waxaanu sheegay in marka ay ciidanku dib ugu noqdo Oog ay wadda hadalka ogolaan doonaan.

Halkan ka Daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here